DHAWEEYE - Waa saaxiibka dadweynaha.
          
            Adeegga Dhaweeye waa adeeg Noociisa ah kii ugu horreeyay ee laga hirgeliyo dalka, isaga oo sameeyay shaqo
            abuur aad u ballaadhan. 
Waxa uu shaqo abuur u sameeyay darawalo tiradoodu gaadhasyo 6000+ oo darawal,
            isaga
            oo isku xidhaya darawalka iyo macmiilka. 
Kala soo dag app-ka Dhaweeye PlayStore ama AppStore oo dalbo
            darawalka kuugu dhaw.
 Sidoo kale ka dablo Dhaweeye lambarka gaaban ee *3000#
            ama wac 3000.
Dhaweeye waxa uu ka koobanyahy:
1- Dhaweeye Taxi: waa adeeg taxi oo kuu fududeynayo
            inaad hesho
            gaadhiga kuugu dhaw mudo yar gudaheed.
 2- Dhaweeye Food: waa adeeg kuu fududeynayo inaad ka dalbato
            cunada aad jeceshahay maqaayada
            ama hodheelka aad dooneyso, adiga oo laguugu keenayo waqti aad u yar.
3- Dhaweeye Delivery: waa adeeg kuu
            fududeynayo inaad ka dalbato
            wax yaabaha aad u baahantahay sida Gas-ka, Biyaha iyo waxii la mid ah.
          
              Set up your pick up location with one tap and choose your preferred Dhaweeye service.
              Track your driver on the way. We will share with you details of the car and the driver.
              Pay by Mobile money, Cash, Credit Card or use your Dhaweeye rewards.
              Please let us know your experience. By rating, you are making the next ride better.