About us

DHAWEEYE - Waa saaxiibka dadweynaha.

Waa maxay DHAWEEYE?

Adeegga Dhaweeye waa adeeg Noociisa ah kii ugu horreeyay ee laga hirgeliyo dalka, isaga oo sameeyay shaqo abuur aad u ballaadhan.
Waxa uu shaqo abuur u sameeyay darawalo tiradoodu gaadhasyo 6000+ oo darawal, isaga oo isku xidhaya darawalka iyo macmiilka.
Kala soo dag app-ka Dhaweeye PlayStore ama AppStore oo dalbo darawalka kuugu dhaw.
Sidoo kale ka dablo Dhaweeye lambarka gaaban ee *3000# ama wac 3000.
Dhaweeye waxa uu ka koobanyahy:
1- Dhaweeye Taxi: waa adeeg taxi oo kuu fududeynayo inaad hesho gaadhiga kuugu dhaw mudo yar gudaheed.
2- Dhaweeye Food: waa adeeg kuu fududeynayo inaad ka dalbato cunada aad jeceshahay maqaayada ama hodheelka aad dooneyso, adiga oo laguugu keenayo waqti aad u yar.
3- Dhaweeye Delivery: waa adeeg kuu fududeynayo inaad ka dalbato wax yaabaha aad u baahantahay sida Gas-ka, Biyaha iyo waxii la mid ah.

Reliable fare price

Dhaweeye gives you piece of mind in knowing that any delays will not increase the price of the ride.

Licensed by Local Authorities

Your Dhaweeye ride is legal and protected by local authorities.

Plenty of nearby drivers.

The highest chance of getting a taxi coupled with a shorter waiting time when booking through Dhaweeye.

Multiple Payment Options

Weather you pay by cash or with mobile money, Dhaweeye has several payment options for you.

Available In

Dhaweeye - Saaxiibka dadweynaha

Services

Dhaweeye
  • Capacity: 3 seat
  • Model: 2007 and above
  • City authority certified
  • Accepts Cash or Mobile Payments
Dhaweeye Plus
  • Capacity: 4 seat
  • Model: 2007 and above
  • City authority certified
  • Accepts Cash or Mobile Payments
Minivan
  • Capacity: 6 seat
  • Model: 2007 and above
  • City authority certified
  • Accepts Cash or Mobile Payments

How it Works

Choose car type

Set up your pick up location with one tap and choose your preferred Dhaweeye service.

Meet Your Driver

Track your driver on the way. We will share with you details of the car and the driver.

Pay how you want

Pay by Mobile money, Cash, Credit Card or use your Dhaweeye rewards.

Rate your driver

Please let us know your experience. By rating, you are making the next ride better.

Contact Us

Main Office

Badda cas area, Hargeisa, Somaliland

Call

+252634541107

Short code

3000

We're on social networks